Tiro Madaafiic aheyd ayaa goordhaweyd lagu weeraray Xarunta Xalane Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Dhawaqa Madaafiicda ayaa laga maqlay qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladda Muqdisho.
Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka ilaa 5- madfac ayaa ku dhacday xarunta Xalane iyo xaafadaha ku dhow dhow.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaar kamid ah ay ku dhaceyn Gudaha xarunta Xalane ay dagan yihiin AMISOM iyo beesha Caalamka.

