Maxkamadda Puntland oo Dhageysanaysa Dacwad u Dhaxaysa Gaas iyo Camey

0

Maxkamada Sare ee Puntland ayaa lagu wadaa inay saaka ka furanto dacwad dastuuriya oo u dhaxaysa Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Eng Cabdullaahi Cumar Camey, taas oo ku salaysan guddiga xalinta khilaafaadka Baarlamaanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here