Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Qaban Doona

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta shir Jaraa’id ku qaban Magaaladda Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa Shirkiisa Jaraa’id kaga hadli doona halka uu marayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo),wararka sheegaya in xabsi guri la geliyay iyo qodobo kale.

Warbaahinta Magaaladda ayaa lagu wargaliyay in Gudoomiyaha uu shir Jaraaid qaban doono,islamarkaana ay kasoo qeyb galaan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkaan gudihiisa Guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya,waxaana tan iyo markaas jirey caburin lagu hayay Xildhibanadda iyo Gudoomiyaha.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here