War Deg Deg:-Ismaciil sheekh Khaliifa oo Qarax Lala Beegsaday

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaarigiisa loogu xiray Weriye Ismaciil sheekh Khaliifa Agaasimihii hore ee idaacadda Star FM ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay Wadada Shaqaalaha Degmadda Waabari ee gobolka banaadir.

Ismaaciil ayaa sidoo kale ah Gudoomiyaha Ururka Human Rights Journalist HRJ kaasi oo dhawaan loogu dhawaqay magaaladda muqdisho.

Wariyaha ayaa la sheegay in dhaawac uu soo gaaray islamarkaana uu qaraxa ka sameeyay qeybaha Dhabarka iyo Kilyaha,islamarkaana loo qaaday goobaha caafimaadka Magaaladda muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here