War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Xaafadda kaawa godey ee Degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Suuqa Kaluunka.

Qaraxaan ayaa loo adeegsaday gaari laga soo xiray waxyaabaha qarxa.

Waxaa Jira Khasaare dhimasho iyo dhaawac uu qaraxaan geystay.

Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here