Xubno Kale oo Ka Tirsanaa Guddiga Doorashadda KGS Soomaiya oo Iscasilay

0

Waxaa goordhaweyd iscasilay guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashada iyo 13 xubnood kale oo kamid ahaa Guddiga qaban qaabadda Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Iscasilada xubnahaan ayaa timid kadib markii uu maqribkii caawa uu iscasilay Guddoomiyaha Guddigaasi Carfo Ibraahim Aadan.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga sababaha ka dambeeya iscasiladda Guddigii doorashadda Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here