Wararka idaacada Simba ay ka heleyso gudaha magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada amniga Puntland ay xabsiga u taxaabeen Nabadoon CabdiQaadir Axmed Ibraahim (Xarago).
Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ee ka danbeysa xiritaanka Nabadoonka oo xabsiga ay u taxaabeen ciidamo katirsan Laamana Amaanka magaalo Xeebeedka Boosaaso ee Puntland.
Waxaa sido kale magaalada laga dareemaya dhaq dhaqaaq ciidan, maadama Nabadoonka aad looga garanayay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Waxii Kusoo Kordha Kala Soco Facebook/ Radio Simba


