Akhriso:-Magacyadda Guddiga Doorashadda Madaxweynaha KGS oo La Magacaabay

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa saakay Magacaabay Guddiga qaban-qaabadda Doorashadda Madaxweynaha Maamulkaas.

Guddiga la Magacaabay ayaa ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka koofur Galbeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here