Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiiraddda.

Golaha wasiirada cusub ee Galmudug ayaa ka kooban 25 wasiir oo labo kaliya ay Haween ka yihiin.

Magacaabista Golaha Wasiiradda Galmudug ayaa lagu saleeyay awood qeybsiga beelaha deegaanada Galmudug,waxaana xubnaha ugu muhiimsan la siiyay Maamulkii Ahlusuna.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here