Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ismiidaamin ahaa oo goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho.
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho,balse wuxuu ka dhacay goobo ku dhow.
Ilaa haatan lama oga khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxaan.
Goobta uu qaraxa ka dhacya waxaa haatan gaaray Ciidmadda amaanka
La soco wixii kusoo kordha warkaa.






