Qarax gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa ayaa inta badan laga maqlay Xaafadaha magaaladda Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Warshadii hore ee Caanaha Degmadda hodan ee Gobolka Banaadir.
Waxa la xaqiijiyay in qaraxa uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawaca.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

