EFASOM oo Cadaado Kusoo Gaba-gabeysay Kulan Loogu Hadlayay Waxbarashadda Gabdhaha+Sawirro

0

Maanta waxay EFASOM soo gabagabeysey kulan 2 maalin ah oo looga hadlayey sare u qaadida waxbarashada gabdhaha ku nool deegaanadda maamul-goboleedka Galmudug.

Ka qeyb-galayaasha ayaa arimaha maanta ay ka hadleen kusoo koobey sasabta ay dowladu u fulin waysay waxyaabihii ay balan qaaaday iyo xaqa waxbarashadda gabdhaha oo aan sidii loo baahnaa loo gaarsiin:

  1. Waxay jira dadka qaar sida waalidiinta oo aan gabdhaha keenin dugsiyadda
  2. Dowladda oo aan awood dhaqaale lahayn.
  3. Deegaano qaar ah oo aysan ka jirin wacyigelinta waxbarasho
  4. Dhaqanka Somalida miyigga oo saameeyay inaan gabdhaha wax la barin.

Ugu danbeyntii waxaa soo xerey kulanka maanta Mudane Cabdiraxman Cabdulahi Xuseen oo ah Gudoomiyaha Dagmada Cadaado. Wuxuu hadalkiisa ku soo koobay:

  1. Dagmadu waxay ku dadaashaa in ay wacyigaliso dadka ku nool magaaladda Cadaado
  2. Gabdhaha waxbarashadda waxay ugu yar yihiin waxaa hooseeya wacyiga bulshada
  3. Hooyooyinka oo shaqeeyo isla markaana gabdhaha guriga uga tagto

 

DHAMAAD

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here