WAR DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax  daqiiqado ka hor ka dhacay Muqdisho.

Juqta Qaraxa ayaa laga maqlay agagaarka Hotel Wehliye ee Magaalada Muqdisho, balse ilaa hada lama oga Jugta qaraxaasi waxa uu ahaa iyo in gaari lagu Xiray.

Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay inuu maqlay Juqta qaraxaasi oo ka dhacay meel ku dhaw Hotel Wehliye ee Wadada Maka Almukarama, lakin ilaa hada uusan ka bixin Karin faah faahin intaasi dhaafsan.

Lama oga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay Qaraxa.

Waxii Kusoo Kordha Kala Soco Facebook Radio Simba

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here