CPJ oo Cambaareysay Dil Loo Geystay Somalia Ka Shaqeynayay Warbaahinta Ethiopia

0

CPJ oo ah Hay’ada difaaca suxufiyiinta caalamka ee fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay ugu baaqday dowlada Ethiopia in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo dil loo geystay muwaadin Soomaaliyeed oo ka shaqeynayay warbaahinta kutaala dalkaasi Ethiopia

Muwaadinkan soomaaliyeed ayaa magaciisa lagu sheegay Suleyman Mohamed oo darawal u ahaa warbaahin hoos tagta Dire dawa Mass Media Agency ayaa la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen kooxo hubeysan oo qoomiyada oromada kamid ah gaar ahaan looyaqaan Qeerroo ayaa la sheegay in ay si gooni ah ubartil maameed sanayeen muwaadinkaasi soomaaliyeed.

Suleman Mohamed oo ah aabo soomaaliyeed oo dhawaan kaqalin jabiyay heerka kobaad ee jaamacada kaa oo uu qorshihiisu ahaa in uu siiwato waxbarashada iyadoona la sheegay in ay waqtigaasi kusugnaayeen Magaalada Meiso ee dalka Ethiopia.

Dhinaca kale shaqaalahaa n katirsanaa warbaahintaasi ee weerarka lagu qaaday ayaa isugu jiray 5 qofood oo kala ahaa Amin Sharrif oo caamira maan ahaa Amero Tesfaye, oo kamid ahaa wariyayaasha xaruntaasi iyo qaar kale oo uu kamid ahaa Suleyman Mohamed oo la sheegay in uu u geeriyooday jugtii kasoo gaartay kooxahaasi la rumeysan yahay in ay katir sanaayeen qowmiyada oromada ee Ethiopia.

Ugu dambeyn Mussie Umar oo kamid ahaa howl wadeenadii warbaahintaasi ayaa kasoo jeeda qowmiyada Oromada halkaa oo weerarkaasi uu kasoo gaaray dhaawac halis ah iyadoona laga soo bilaabo bartamihii bishii May ay boqolaal ruux oo kasoo kala jeeda qowmiyaha Oromada Iyo Somaalida ay isaga barakaceen kadib markii ay sare usii kaceen isku dhacyada udhaxeeya qowmiyadahaasi.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here