Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa fariin hambalya ah usoo diray madaxweyne Maxamad cabdullahi farmajo iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed kaa oo ugu hambalyeeyay munaasabada sanad guuradii 58-aad markii koofurta Somaaliya ay ka xurooben gumeystihii Talyaaniga.
Donld Trump ayaa bariisa Twiterka ku soo qoray fariin uu ugu hambalyeynayo maalinkan kuweyn dhaaman quluubta shacabka soomaaliyeed isla markaana uu kusheegay in uu soo dhaweynayo munaasabadan kuweyn dhamaan umada soomaaliyeed.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa sidoo kale carababay in ay sii laba jibari doonaan xariirka u dhaxeeya Mareykanka iyo Somaaliya isla markaana ay kala shaqeyn doonaan sidii mustaqbalka dhow soomaaliya ay unoqon laheyd dal mustaqbal ifaya ah iyo wada shaqeyn dhanka dhisida xaalad xasiloon nabad iyo barwaaqo loogu soo dabaali lahaa. Ayuu yiri Donld Trump Madaxweynaha Mareykanka.
Hadalkan kasoo baxay Trump ayaa kusoo aadaya xili lagu guda jiro todobaadka xuriyada Somalia ee 1da luulyo oo ah maalinkii gobolada Koofureed ay qaateen xoriyada ayna midoobeen waqooyi iyo koofurta.

