Dhacdo Yaab Leh:- Labo Nin Oo Isku Dishay Xoolo Ay Qali Lahaayeen

0

Wararkii ugu danbeeyay labo nin oo saaxibo ku ahaa qalista xoolaha ayaa maanta muran kadib isku dilay mid kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir.

Labada nin ee is dishay ayaa markii hore ku qanacsanaa ama heshiis ku ahaa in ay qalaan laba laxood oo kamid ahaa xoolaha lagu qalo kawaanka xaafada Xoosh ee degmada Dharkeynley , kadib marun soo kala dhax galay labadaasi nin ee ahaa qalaayaasha kawaanka ayaa mid kamid ahaa lagu dilay tooree uu isticmaalayay ninkii kale ee ay isugu dhaceen in la qalo labo neef ido ah.

Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka dhacdada ay u dhacday.

Dhageyso Codka:-  Dhacdada Lagu Dilay Ninka Qalayga Xoolaha Ahaa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here