Boqor Buurmadow Oo Durba Markii La Sii Dayay Fariin U Diray Somaliland Iyo Puntland + Dhageyso

0
Boqor Cismaan Aw Maxamed Buurmadow

Boqor Cismaan Aw Maxamed Buurmadow oo shalay xabsi kuyalo Hargeysa cafis madaxweyne looga sii daayay, kadib markii maamulka Hargeysa ay ku eedeeyeen in munaasabad dhaqameed uu Boqorku kaga qeybgalay Puntland bartamihii Apliil oo uu kaga hadlay khudbad wiiqaysay gooni isutaagga Jamhuuriyada iskeed madax banaanida ugu dhawaqday ee Somaliland iyo ciidamadeeda.

Caaqil Buurmadow ayaa xuryadiisa markii uu helay kadib sheegay durbaba dhinacyad ku dagalamaya deeganka Tukaraq ee G/Sool u diray fariin nabadeedoo ku  baaqeysa in puntland iyo Soomliland ay joojiyaan Colaadaasi nabadana qaataan inta dagaal wax lagu xalin lahaa.

Dhageyso Codka:- Boqor Cismaan Aw Maxamed Buurmadow

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here