Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamada Uga Dagaalama Puntland +(Sawirro)

0

Mu’asasada Ak-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo lagu soo bandhigay qaab nolaleedka garabka katirsan Al-shabaab ee ka howlgala booraha Goolis.

Filimkan oo ah qeybtii Shanaad ee Silsiladaمن ثغور العز ayaa lagusoo bandhigayaa  howlgallada ay xoogaga katirsan Al-shabaab gaar ahaan garabka loogu magac daray Liwaa’a Al-qudus ee ku sugan Buuraha Goolis ka kana mid ah dagaalyahanada Alqaacidda gaar ahaan faraca ka howlgalada Puntland.

filinkan oo la daawan karo muddo ka badan 40 daqiiqo ayaa kusoo baxay Labo Luqadood oo kala ah Af-soomali iyo Luqadda Carabiga, kaasi oo ay baahisay Mu’asasada Ak-kataa’ib ee Al-shabaab.

HALKA HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA FILIMKA

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here