Wararka Akhriso:-Puntland oo War Kasoo saartay Xaalada Tukaraq iyo Dagaalka Socda. By Radio Simba - Mayıs 15, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxtooyadda Puntland ayaa war kasoo saartay dagaal saakay Ciidamada Puntland iyo Somali-land ku dhex-maray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.