La Taliyihii Dhinaca Warfaafinta ee Xafiiska Raisulwasaraha Soomaaliya Iscasilay

0

La Taliyihii dhinaca warfaafinta ee Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre C/qaadir Cashir Nadaara ayaa shaaciyay in uu iscasilay.

Sida ay sheegayaan wararka Nadaara ayaa  warqada shaqo ka tagistiisa uu u gudbiyay Ra’isul Wasaaraha,wuxuuna haatan ku sugan Magaaladda London..

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in C/qaadir Cashir Nadaara uu u taagan booska xildhibaano ee uu beneeyay Agaasimaha hay’dda Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Xuseen Cismaan Xuseen, oo doorashadda kursigaas lagu qaban doono Magaaladda Baydhabo.

Rug Cadaa saxaafadeed C/qaadir Nadaara  ayaa xilka lataliyaha war-faafinta ee Ra’isul Wasaaraha loo magacaabay 5-tii bishii sideedaad ee 2017-kii.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here