Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga oo Ku Guuleystay Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

0

Xildhibaan Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya ayaa loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Mursal oo la aaminsan in uu ka socday Xukuumadda iyo Madaxtooyada oo helay 147-cod ayaa doorashadda kaga guuleytay Xildhibaan Ibraahim Yarow isaaq oo dhankiisa helay 118-cod, islamarkaana taageero ka haystay Xildhibaanada mucaaradka iyo qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyada.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here