Gadiid Dagaal oo Ciidamada Burundi Looga Gubay Dagaalkii Shabeellaha Dhaxe + Sawirro

0

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar maalintii shalay aheyd ciidamo katirsan dowladda Burundi iyo Dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ku dhax maray deegaano duleedka kaga beegan magaalada jowhar ee xarunta rasmiga maamulka Hirshabeelle.

Sawiro lagu baahiyay baraha bulshada ay ku kulanto ayaa muujinayay gawaari dhowr ah oo gubanaya kuwaa oo ay isticmaalayeen ciidamadii burundeyska ahaa ee weerarka gaadmada shalay kala kulmay.

Hoos ka daawo sawirrada lagu baahiyay Baraha ay bulshada ku kulanto

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here