Waxaa gordhow magaalada muqdisho laga maqlay labo qarax oo dhawaqooda siweyn loogu maqlay degmooyinka gobolka banaadir.
Risaas ayaa haatan ka socota nawaaxiga madaxtooyada soomaaliya waxaana jira warar sheegay in ciidamada dowlada ay risaas ku fureen gaari rag hubeysan ay saarnaayeen oo marayay meelaan ka fogeyn madaxtooyada soomaaliya kadiba gaariga uu qarxay.
Gordhow la soco wararkaan

