Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.
Golaha wasiiradda lagu dhawaaqay ayaa isugu jira qaar horey ugu tirsanaa Xukuumadii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.
Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Hir-shabelle ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.
Halkaan Hoose ka Akhriso Liiska




