Siyaasiga Cabdullahi Axmed Maxamed Cabdulahi dheere oo lahadlay idaacada Siimba ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad rayid ah lagu laayay dgaal ay Saraakiisha ciidamada sheegeen in ay ku la galeen deeganka 50 ee goboka shabeelaha hoose inay ahaayeen Alshabaab
Siyaasigan oo ka soo jeeda deeganka ayaa sheegau inay hayan cadeymo muujinaya dadkan la laayay inaysan aheyn shabaaab balse ay aheeyeen buu yiri dad shacab ah
Wuxuuna ku sheegay tirada dadkan la dilay ilaa lix qof oo dad waayeelo ah ay ku jiraan isagoona sheegay in meyadd

