Dhageyso:-Dhaq-dhaqaaq Ciidan Oo Bilowday Koofur Galbeed

0

Wasaarada Amniga Koonfur Galbeed ayaa  Waxaa ay sheegtay In Ciidamadeeda ku sugan Degmooyinka Gobolada bay bokool iyo shabelaha Hoose La Galiyay Heegankii ugu dambeeyey.

Ciidamadan ayaa saaka la arkayay ayagoo sameynaya diyaar garow weyn kaasi oo ku wajahan Deeganada Shabaab Ka joogaan Koonfur galbeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Koonfur galbeed mudane Cabdirisaaq Cabdi Aaadan  ayaa Siimba u  sheegay in dhamaan degmooyinka Koonfir galbeed Ciidamada ku sugan ay ku jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyay Lana Doonayo in ciidanka ay bilaaban Dagaal ka Dhan ah Dagaalamiyaasha Shabaab.

“Ciidankeena maanta laga bilaabo waxey Sameeyn doonaan howlgal lagu sifaynayo Shabaab wasiir xildhibaan iyo agaasime intaba Waan ka midaysan. Nahay dagaalka shabaab Manta ayaana ugu dambeysa in degmo ama Tuulo ka tirsan Koonfur Galbeed ay Maamulaan Shabaab” Sidaasi

Waxaa Yiri Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga KGS.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here