Meydka Gabar Soomaali Ah oo Laga Helay Magaalo Ku Taal dalka Australia

0

Gabadhan oo lagu magacaabi jiray  Naciima Xasan ayaa deganeyd magaalada Barisbane ee Gobolka Queensland ayaa la waayay Sabtidii xilli ay gaari qaadatay, waxaana markii danbe shalay meydkeeda laga helay goob lagu magacaabo Birkdale iyadoo gaarigeeda meel u dhow goobtaasi laga helay.

Booliska ayaa baaritaan ku haya meydka gabadhan, waxaana gaarigeeda laga helay degaanka  Wellington, iyadoo ay ku dhex jiraan Boorso ay wadatay, balse la waayay telefoonkeedii gacanta.

Naciima oo ahayd 27 sano jir ayaa Booliska dalka Austraila ay baaritaan kale saaka ku sameyn doonaan goobta meydkeeda laga helay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here