War DEG DEG:-Toogasho Caawa Ka Dhacday Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa caawa Xaafadda Seybinaayo ee Degmadda Hodan waxay ku dileen Kornayl kaaho Jiis oo ka tirsaneyd Ciidamada Booliska Soomaliyeed.

Rag dhalinyaro ahaa ayaa la sheegay in fuliyeen Dilka kaaho xili ay ku sugneed dukaan ku yaala xaafadda seybiyaano.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday waxaana goobta gaaray Ciidamdda Amaanka Dowladda Soomaliya. Ma jirto cid ilaa haatan sheegatay mas.uuliyadda dilka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here