Wararka ka imaanaya Degmadda kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu halkaaa ka dhacay.
Dhawaqa qaraxa ayaa si weyn loogu Maqlay Degmadda Kaaraan.
Laamaha Amaanka Dowladda Soomaliya ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay guri ku yaala Degmadda kaaraan islamarkaana halkaas qaraxa lagu Diyaarinayay Sidoo kale laamaha amaanka ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay hal qof oo ahaa kii isku Rakibayay.

