Gudoomiye Jawaari oo Ku Wajahan Magaaladda Garoowe

0

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Nugaal Waxaa maanta ku wajahan wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari).

Inkastoo aan faah-faahin dheeraad ah laga heynin safarka Gudoomiyaha  ee Magaaladda Garoowe ayaa hadana warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in Jawaari uu halkaas u tagi xalinta Khilaafka Dowladda Dhexe ee Maamul Goboleedyadda.

Waxaa jira haatan khilaaf u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Maamul Goboleedyadda kaasi  oo kasoo bilowday muranka Madaxda Maamulka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here