Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Shaqadii Ku Celiyay Taliye Ereg

0

Madaxweynaha maamulka  Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa shaqadii ku celiyey Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Gen.Ereg, oo hore uu shaqada uga joojiyey Madaxweyne ku xigeen Eng. Camey.

Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweyne Gaas waxaa lagu yiri :-

“Waxaa Dhammaan Hay’adaha ay warqadani tooska iyo ogeysiinta ay ugu socoto lagu wargelinaya in Shaqadii loo fasaxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), maanta oo ay taariikhdu tahay October,7,2017.

Fulin wacan”

Bishii Aug 28-keeda, 2017-ka Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ayaa soo saaray warqad shaqada loogu joojiyay Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Ereg.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here