War DEG DEG:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsanaa Dowladda Hoose waxa ay ku dileen  Xaafadda Suuq Bacaad Degmada Yaaqshid ee Gobolka banaadir.

Qof goobjooge ah ayaa goordhow u sheegay  idaacada simba in rag hubeysan ay fuliyeen dilka loo geystay askarka Tirsanaa Dowladda Hoose.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Degmada Yaaqshid ayaa gaaray goobta uu dilkaasi ka dhacay kuwaasi oo howlgalo ka sameeyay goobta uu dilka  ka dhacay.

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa mararka qaar ka dhaca dilal loo geysto saraakiisha iyo Ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay inta badan mas’uuliyada Dilalkaasi ay dusha t ritaan X-Al-shabaab

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here