Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamul Gobolleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug Dr Yaxye Sheekh Cali Maxamed uu horay Xilkaas iskaga casilay islamarkaana uu yahay Qareen ka tirsan Qareenada Dowladda Soomaaliya ee ka Howlgala Gobolka Banadir.
Halkaan hoose ka Akhriso










