Akhriso:-Galmudug oo Ku Biirtay Xulufadda Sacuudiga, Qatarna Xiriirka u Jartay

0

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa war kasoo saaray xiisadda wadamada Khaliijka Carabta waxayna sheegeen In ay taageersan yihiin  Xulufadda Sacuudiga iyo imaaraadka carabta.

Waxa ay sheegeen Galmudug in go’aanka Dowladda federaalka Soomaliya ka qaadatay xiisadda wadama Khaliijka uu ahaa mid aan sax aheyn islamarkaana Dowladda loogu baahan yahay in dib ugu laabato go’aabkaas islamarkaana ay taageero u muujiso wadamada Xulufadda Sacuudiga iyo imaaraadka Carabta.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here