Akhriso:-Xildhibaano Mooshin Xil Ka Qaadis ah Ka Diyaariyay Xukuumadda Kheyre

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ka diyaariyay mooshin xil ka qaadis ah Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo lagu wado in loo gudbiyo Guddoonka Baarlamaanka marka la saxiixo.

Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya inuu socdo saxiixa Xildhibaanada taageersan Mooshinka, inkastoo nuqul ka mid ah qoraalka Mooshinka la helay aanay ku qorneyn Xildhibaanada saxiixay.

Xildhibaanada diyaariyay mooshinkaan waxa ay gaarayaan illaa 50-meeyo.

Qoraalka Mooshinka laga diyaariyay Xukuumadda ayaa loo cuskaday qodobo culus, sida khiyaano qaran iyo ku xadgudubka dastuurka oo ay ku eedeeyeen inay gashay Xukuumadda Federaalka Soomaliya, iyagoo soo qaatay qodobo ka mid ah Dastuurka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here