Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan+Sawirro

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hoygiisa Magaaladda Qaahira ku booqday madaxweynihii hore ee Dowladii Kmg  Aheyd ee Soomaliya Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan.

Labada Mas’uul ayaa kawada hadlay xaalada dalka iyo marxaladaha kala duwan ee dowladda cusub haysato.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhageystay talooyin C/qaasim oo ah waaya arag siyaasadda ku guda jiray tan iyo Kacaankii oo xilal wasiir kasoo qabtay dowladihii dalka soo marayay,wuxuun madaxweynaha Soomaliya uu sheegay in wax badan oo taariikhda Somalia uu kasoo kororsaday madaxweynihii hore ee Somalia C/qaasim Salaad Xasan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here