Agaasime Koofi oo La Kulmay Madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland+Sawirro

0

Agaasimaha guud ee HSJ iyo madaxa howlaha Hay’adda ayaa maanta gaarey Magaalada Kismaayo, iyaga oo kormeeri doona shaqooyinka ka socda xaafiisyada Hay’addu ku leedahey deeganada Jubbaland.

Sidoo kale agaasimaha iyo wifdigiisa ayaa wadahadal la yeeshay madaxda maamul goboleedka Soomaaliyeed Jubbaland.

Kulanka ay yeesheen madaxda HSJ iyo madaxda Jubbaland ayaa ku saabsanaa howlaha hay’adda iyo xuduudka Soomaaliya ay la leedahey Kenya oo dhowaan Hay’addu dib uga howl-gelisey barihii socdaalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here