Akhriso:-War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Loogu Hadlaayo Isgaarsiinta ee Kismaayo

0

Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya, Jubba-land, iyo Puntland oo shir loogu hadlaayay isgaarsiinta dalka oo maalmihii dambe ugu socday magaalada Kismaayo ayaa shirkooda kasoo saaray War murtiyeed ku saabsan Shirciga Isgaarsiinta dalka oo haatan horyaalada Baarlamanka federalka Soomaliya.

Maamul Goboleedyadaan ayaa sheegay in lala baalmaray Sharciga sgaarsiinta Soomaaliya islamarkaana wasiirka isagoo shirkii Kismaayo socda uu Baarlmaanka wadatashi la’aan horgeeyay Sharciga Isgarsiinta dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here