Puntland oo Qaadacday Ka Qeyb Galka  Shir Ka Furmay Magaalada Kismaayo

0

Magalada Kismaayo waxaa maanta ka shir looga hadlayo HindiseSharciyeedka Isgaarsiinta Soomaaliya, kaasi oo ay joob joog ka yihiin Wasaaradaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedada.

Maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in uusan ka qeyb galaynin ,waxaana Puntland la sheegay in shirkaas ay u arakato  in aan Hindise Sharciyeedkan aan loo marin wadadii saxada ahayd.

Hindise Sharciyeedkan ayaa waxaa horay u ansixiyay Xukuumadda Soomaaliya, balsewaxaa qaadacay dawlada Federaalka Soomaaliya.

Dhanka kale Wasiiru dowlaha wasaaradda Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya C/laahi Bile Nuur, ayaaJubbaland uga mahadceliyay marti gelinta shirka, waxaana la filayaa marka laso afmeero inlaga soo saaro Warmutiyeed ku saabsan natiijada shirka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here