Waxaa Goordhaweyd qarax xoogan laga Maqlay Gudaha magaalada Muqdisho ee Caasiamdda Soomaliya.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay inta u dhexeysa Isbitaal Digfeer iyo Isgooyska Banaadir gar ahaan Shaneemo Alnasri, waxaana Qaraxa xoogiisa laga wada maqlay DegmooyinkaGobolka Banaadir.
Qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas badan oo aan la ogeyn cida rideysay.
sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in goobta uu qaraxa ka dhacay in ay gaareen Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

