Madaxweynah Dowlad Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif xsan sheekh adan ayaa maanta waxa uu booqdey isbitaalka weyn ee Gobolka bay waxaana Booqashadiisa waxa uu Ku wehliney Labada Gole Xildhibano katirsan Barlamaanka federalka Soomaliya Iyo Kuwa KGS iyo waziirada Maamulka KGS.
Madaxweynaha ayaa Kormeeray xaaladda caafimaad sida ay tahay dadkiii maanta ku dhaawacmay iska Xor imaadkii Manta ka dhacay magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay Isagoona Madaxweynaha aad ugu qiiroodey Dhaawacaan Dhimashadan loo geystey dadka masaakiinta ah ,
Waxaana saraakisha Caafimaadka madaxweynah uu ka codsadey hadii wax ka qaban waayaan ay Usoo gudbiyaan wazaarada cafimaadka Maamulka KGS si buu yiri sloogu dabiibo xaladooda cafimaad Dalka dibadiisa.







