Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinda Soomaaliya oo Gaaray Kuwait+Sawirro

0

Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq Sheekh Cabdicasiis, iyo Lataliyaha wasaaradda  ayaa lagu soo dhoweeyay Waddankaasi Kuwait.

Waxaana soo dhaweeyey Wafdigaan ka socday Soomaaliya wasiir kuxigeenka wasaradda Awqafta iyo Arimaha Diinta ee waddanka Kuwait iyo Masuuliyiin kale.

Sidoo kale waxaa soo dhowaynta ka qayb qaatay masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee ku taala Wadankaasi Kuwait

Waxaa lagu wadaa Masuuliyiinta ka socda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta inay kulan la yeeshaan dhigooda Wadanka ay haatan martida u yihiin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here