Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Gaalkacyo iyo Kulamo Ka Socda Koofurta Magaaladaasi+Sawiro

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo  ayaa Galabta Gaar Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug oo ay wada Dagaan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne Xaaf ayaa Gaalkacyo ku Tagay Safar dhulka ah oo Galinkii hore ee Maanta uu uga Amba-baxay Magaalada Cadaado wax uuna Socdaalkiisa ku sii Maray Deegaanada , Galinsoor , Bandiiradley iyo Saddex-higlo oo dhaca Koofurta Gobalka Mudug.

Ujeedka uu Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa ah Balan qaad uu Horey u sameeyey oo ahaa in Xal u Raadinayo Colaada Gobalka Mudug ka jirta ee Dhexaysa Maleeshiyaadka Qabaa’ilka Gobalkaasi ee Maamulada Puntland iyo Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here