Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaliya.
Fahad yaasiim ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaliya,waxaana xilkaas laga qaaday Abuukar Daahir Cusmaan(Baalle) oo ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaliya.


