Askari ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa toogtay sarkaal ka tirsan xerada ciidankamaamulkaas ee galbeedka buurta gantaalaha ee magaalada hargaysa.
Sarkaalka dhintay ayaa lagu Magcaabi Jiray Dal‐Dal ahaana taliye ku xigeenka ciidanka qaran ee gantaalahaayaa lagu soo waramayaa inuu u geeriyooday rasaas uu ku faray askariga ka tirsan ciidanka.
Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya inuu askariga markii uu fuliyay dilka goobta ka baxsaday isla markaasna waxa la sheegayaa in lasoo qabtay.
nin meherada haysta oo uu u dhiibay qorigii uu dilka ku fuliyay.
Ilaa hadda taliska ciidanka qaranka iyo wasaarada kashaan‐dhiga Somaliland wax war ah kamay soo saarindilka taliye

