Diyaaradda Turkish Airlines oo Muqdisho Kasoo Dagatay,3-maalin Kadib+Sawirro

0

Garoonka Diyaaaradaha magaalada Muqdisho ee aadan Cadde waxaa saakay kasoo dagatay Diyaaradda Turkish Airlines oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay kusoo degi weyday garoonka Muqdisho.

Saakay ayaa ugu dambeyntii waxaa u suurta gashay diyaarada Turkish Airline in ay kasoo dagato Garoonka Diyaaaradaha magaalada Muqdisho ee aadan Cadde.

Mas’uuliyiinta Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa lagu wadaa inay ka hadlaan sababaha ay diyaarada u degi weysay maalmahan, iyadoo dhacdadan ay aheyd mid soo noq noqotay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here