Go’aan waaxda difaaca Pentegon-ka ee maraykanka ay soo saareen ayaa lagu sheegay in ay kor u qaadi doonaan howlgaladada dagaal ee soomaaliya kadib markii Trump uu ogolaaday in howlgalada Militarily ee Africa in la’xoojiyo.
Dowlada mareykanka ayaa xustay in ay sii wadi doonto caawinaadda iyo taageeridda ay siiso ciidamada qaranka dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM.
Shalay ayeey aheyd markii askari katirsan ciidamada mareykanka lagu dilay dagaal duleedka magaalada Mogadishu ay kula galeen xarakada al shaab tan iyo sanadii 1993.

