Yaa Sabab u ahaa Guul-darada inay Midoobaan Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna+Dhageyso

0

Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Gobalahada Dhexe ee Ahalusuna Cali Baashi Faarax Cali oo u Waramay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Dowlada Soomaaliya Gobalaha Dhexe ay ka Wado Qorshayaal abuuraya Dagaal dhiig ku daato.

Cali Baashi ayaa Dowlada ku eedeeyey in Hormuudka Tahay Guul-darada inay Midoobaan Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna islamaraan ay Xoojinayso Xiisada u dhexaysa Labada isku haya Maamulka Gobalada Dhexe waxa intaa ku daray Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya qeyb ka qaadatay Khilaafka Xalka loo waayey.

Ugu Danbeyntii Madaxweyne ku Xigeenka Ahalusuna ayaa Sheegay inaysan Aqoonsan Doonin Hogaamiyaha Lagu Doorto Magaalada Cadaado oo ay ka Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug taasi oo Dhowr jeer Dib u dhac uu ku yimid.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here