Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Nin Saakay Lagu Dilay Muqdisho

0

Xili Saakay koox hubeysan gudaha xaafadda siinaay gaar ahaan suuqa Siinaay ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa waardiye ka tirsan suuqa siinaay waxaa arintaa ka hadlay oo war ka soo saaray Al-shabaab.

Website-yada ku hadla Afka Al-shabaab ayaa saakay daabacay in ninka lagu dilay degmada wartanabadda uu ahaa Sarkaal ka tirsan dowaldaha Hoose ee Xamar.

Al-shabaab Waxa ay tilmaameen in Cabdullaahi Gacmo Gaab uu ahaa madaxii Canshuuraha Suuqa Siinaay oo kamid ah suuqyada ugu waaweyn degmada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here