Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in dab xoogan uu goordhaweyd ka kacay hoteel lagu magacaabo Villla Rosa oo ku yaala Gudaha Degmadaas.
Dabka ayaa lagu waramayaa in uu yahay mid xoogan islamarkaana uu sameeyay gabi-ahaabna hoteel lagu magacaabo Villla Rosa oo ku yaala Gudaha Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
Waxaa haatan socda dadaalo lagu doonayo in lagu dambiyo dabka ka kacay hoteel lagu magacaabo Villla Rosa oo ku yaala Gudaha Degmadaas.
Mana cadda ilaa haatan sababta ka dambeysay dabka

